Jaaliyadda somalilande e Finland waxaa la aasaasay 1992. Waxay xarunteedu tahay Magaalada Helsinki ,Waxayna ka hawlgashaa wadanka Finland oo dhan. Sida uu dhigayo xeerka ururka waxaa gudiga jaaliyadda la dooranayaa sannadkiiba mar. Xubinimada ururka waxa loo ogol yahay dadka Somaliland, finnish iyo dadka kaleba. Waa in dadka kale ee aan reer somaliland, ahayni ka badan (1/3) tirada guud ee xubnha ururka. Lue lisää >>